Sunday, June 21 2026

Shirka Madasha, Dagaalka AS,iyo doorasho sidee mar u wada dhici karaan.

April 21/2025: Waraysi dhinacyo badan taabanaya ayaa waxa American Tv oo xaruntiisu tahay la yeeshay Guddomiyaha Xisbiga Midnimo Abdirizak Jama Janagale.