
Ururka Midnimo
Ururka Midnimo ayaa wuxuu idiin soo gudbinayaa war-saxaafadeed ku aaddan taageeridda la dagaalanka argagaxisada ee ay dawladda Puntland iyo shacabkeeeduba kula jiraan kooxaha ku dhuumaalaysanaya buuraha Cal-Madow iyo Cal-Miskeed.
Sidoo kale Ururka Midnimo wuxuu taageerayaa dagaallada kale ee ka dhanka ah khawaariijta ee ka socda guud ahaanba dalka Soomaaliya.

Leave a Reply