Skip to content
Khamiis, February 13, 2025 – Prof. Abdirizak Janagle ahna guddoomiyaha ku meel gaarka ah ee Ururka Midnimo ayaa waraysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya oo ku saabsan jihada dalka Soomaaliya u socdo waxa uu siiyay Moon Media. Profesarka ayaa si qoto dheer uga hadlay xaaladda dalka, dagaalada Puntland ay kula jirto argagixsada Daacish iyo sida dawladda federaaliga u hagratay Puntlanad iyada oo siyaasadaysay hantidii magaca umadda Soomaaliyeed loogu soo dhiibay dawladda Dhexe: Daawasho iyo dhagaysi wacan.