Wednesday, June 4 2025

Barnaamij-siyaasadeedka ururka Midnimo

Munaasabada Daahfurka Ururkma

Ururka Midnimo

Abdirisaq Jamac Janogale (Gudoomiyaha Ururka Midnimo)

Ururka Midnimo (Midnimo Center for Peace & Stabilty, MPS)

Barnaamijka-ururka-Nabadda-iyo-Xasiloonida-Midnimo-1 Click Me

Saciid Mohamed Mahmud (Dhafuuje)

Marwo Bashiir: Xildhibaan Baarlamanka Federalka Somalia

daahfurka Ururka Midnimo.

Ururka Midnimo

Ururka Midnimo

Ururka Midnimo ayaa wuxuu idiin soo gudbinayaa war-saxaafadeed ku aaddan taageeridda la dagaalanka argagaxisada ee ay dawladda Puntland iyo shacabkeeeduba kula jiraan kooxaha ku dhuumaalaysanaya buuraha Cal-Madow iyo Cal-Miskeed. Sidoo kale Ururka Midnimo wuxuu taageerayaa dagaallada kale ee ka dhanka ah khawaariijta ee ka socda guud ahaanba dalka Soomaaliya.