QIYAMKA
- Ilaallinta iyo ku dhaqanka, diinta iyo dhaqanka wanaagsan.
- Dhawrista nabadda, xasiloonida iyo xuquuqda muwaaddiniinta.
- Isla xisaabtan, Daahfurnaan, karti iyo hufnaan.
- Habsami-u-adeegsiga hantida iyo agabka.
- Ka madax-banaani wax kasta oo faquuq keeni kara.
- Ka madax-bannaani cid kasta oo kale.